Shir u dhaxeeyay Masuuliyiin kala matalayay Soomaaliya iyo Uganda oo ka dhacay Kampala (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ka dhacay shir loogu diyaar garoobayo hishiisyo dhawwaan la filayo in madaxda sare ee dalalka Soomaaliya iyo Uganda kala saxiixdaan. Shirkan horudhaca ah ee ka dhacay Kampala waxaa si wadajir ah u guddoominayay Danjiraha Soomaaliya ee Uganda Amb. Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) iyo Xoghayaha joogtada … Continue reading Shir u dhaxeeyay Masuuliyiin kala matalayay Soomaaliya iyo Uganda oo ka dhacay Kampala (Sawirro)